Qoorb 67 Oo x c DVv AniYy Yy LWEex0 2iao
|
Qoorta aadanah | |
| Details | |
|---|---|
| Artery | Qoor |
| Identifiers | |
| Latin | collum |
| Dorlands /Elsevier | Neck |
|
Anatomical terminology [edit on Wikidata] | |
Qoor (ingiriis: Neck, af-carabi العنق) waa qeyb ka mid ah qaab-dhismeedka guud ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Qoortu waa xubinta isku xidha madaxa iyo jidhka intiisa kale.
Qoortu waxay ka samaysan tahay lafo, hunguri, dhuumo, carjoow, jiidh, xidido, hilib iyo xubno kale.
Murqaha qoorta aadanaha
Lafaha qoorta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
lafaha qoorta ayaa ka kooban 7 qayb oo kana mid lafaha dhabarka, labo walba oo lafahaas ka mida waxaa u dhexeeya carjaw
tixraac dibadeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- American head and neck
- http://www.anatomywiz.com/